TOGDHEER ON LINE


Psend kept free because of these great sponsors.a..

Other Sponsors

electrical connectors, Mangosteen Juice, real estate short sale, Jupiter FL real estate,

Furniture Markdown

Great Deals on furniture - Free Shipping!
Discount Furniture
Daybeds
Metal Beds
Platform Beds
Futons

Y-Net Wireless Internet

Denver area high speed wireless privider.
Colorado High Speed Internet, Wireless Internet Denver, VOIP Denver CO, T1 provider Denver, Denver Wireless ISP , Denver Internet Access,

Dog House Technologies

Doghouse Techonologies is located in Tampa Bay FL and offer professional web design, ecommerce development and custom application design for the internet.
Tampa Bay Web Design, E-Commerce Web Design, Tampa Bay Search Engine Marketing, Tampa Web Hosting, Florida Web Design, Custom Application Development, Search Engine Optimization,

Soomaali lagu soo tababaray Itoobiya

Posted on: Thursday, January 04, 2001 at 06:50:17 (PST)

Soomaali lagu soo tababaray Itoobiya

Rag Soomaali ah oo tababar lagu soo siiyey goobo ka mid ah dalka Itoobiya lana soo baray qaabka argagixisada ayaa la sheegayaa in waqtigan xaadirka ah ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho.

Warar lagu kalsoonaan karo oo wargaysku uu helay ayaa sheegaya in raggaasi oo intooda badan adeegsan doona miinooyin casri ah oo qaarkood soo gaara magaalada Muqdisho ay damacsan yihiin inay qalalaase ka abuuraan magaalada Muqdisho.