TOGDHEER ON LINE


SOMALILAND:

Psend kept free because of these great sponsors.a..

Other Sponsors

electrical connectors, Mangosteen Juice, real estate short sale, Jupiter FL real estate,

Furniture Markdown

Great Deals on furniture - Free Shipping!
Discount Furniture
Daybeds
Metal Beds
Platform Beds
Futons

Y-Net Wireless Internet

Denver area high speed wireless privider.
Colorado High Speed Internet, Wireless Internet Denver, VOIP Denver CO, T1 provider Denver, Denver Wireless ISP , Denver Internet Access,

Dog House Technologies

Doghouse Techonologies is located in Tampa Bay FL and offer professional web design, ecommerce development and custom application design for the internet.
Tampa Bay Web Design, E-Commerce Web Design, Tampa Bay Search Engine Marketing, Tampa Web Hosting, Florida Web Design, Custom Application Development, Search Engine Optimization,

Cabdi Qaasim oo Labo Habeen kahor la shiray Xubno ka tirsan Beesha Habargidir

Posted on: Tuesday, January 02, 2001 at 22:01:34 (PST)

Cabdi Qaasim oo Labo Habeen kahor la shiray Xubno ka tirsan Beesha Habargidir

Muqdisho, (Apress)- Madaxweynaha KMG Soomaaliya Dr. Cabdi Qaasim oo Labo Habeen kahor la shiray Xubno ka tirsan Beesha Habargidir oo isugu jira Xildhibaano & Waxgarad ayaa waxa uu u soo jeediyey Saddex qodob oo kala ah:-

1). In Ragga Mucaaradka ee u dhashay Beesha Habargidir ay Habargidir wax ka qabato warna ay ka keento.

2). In Wufuud ka tirsan Beesha Habargidir oo Dowl-adda ka tirsan loo diro Gob-olada dhexe si Dadka halkaa degan ula socodsiiyaan how-laha Dowladda KMG.

3). In Beesha Habargidir ay Dowladda ugu deeqdo 20-Baabuur oo Tikniko ah iyo Boqol Qori.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Shir ballaaran oo arrintaas Habargidir loogu bandhigayo dhawaan lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

Source: Ayaamaha, Muqdisho.