TOGDHEER ON LINE


Psend kept free because of these great sponsors.a..

Other Sponsors

electrical connectors, Mangosteen Juice, real estate short sale, Jupiter FL real estate,

Furniture Markdown

Great Deals on furniture - Free Shipping!
Discount Furniture
Daybeds
Metal Beds
Platform Beds
Futons

Y-Net Wireless Internet

Denver area high speed wireless privider.
Colorado High Speed Internet, Wireless Internet Denver, VOIP Denver CO, T1 provider Denver, Denver Wireless ISP , Denver Internet Access,

Dog House Technologies

Doghouse Techonologies is located in Tampa Bay FL and offer professional web design, ecommerce development and custom application design for the internet.
Tampa Bay Web Design, E-Commerce Web Design, Tampa Bay Search Engine Marketing, Tampa Web Hosting, Florida Web Design, Custom Application Development, Search Engine Optimization,

C/llaahi Yuusuf oo ka carooday markii gaarigiisa lagu dhejiyey sawirka qaasim

Posted on: Thursday, January 04, 2001 at 06:42:20 (PST)

C/llaahi Yuusuf oo ka carooday markii gaarigiisa lagu dhejiyey sawirka qaasim

Garoowe, Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/llaahi Yuusuf Axmed uu si aad ah uga carooday kaddib markii gaarigiisa lagu dhejiyey sawirka Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan.

Gaarigaas ayaa la sheegay in waqti habeen ah isagoo yaala meel ku taalla xarunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe subixii lagu arkay sawirka Cabdiqaasim oo ku dheggan, arrintaan waxay keentay in Col. C/llaahi Yuusuf uu degdeg u beddelo saraakiisha sar sare ee xarunta madaxtooyada.